DAAWO: Axmed Madoobe oo war ka soo saaray Guushii Madaxweyne Farmaajo, Sheegayna in…


Kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa siweyn usoo dhaweyay madaxweynaha maamul goboleedka jubbaland Axmed madoobe.

Axmed Madoobe ayaa u hambalyeeyay guusha oo gaaray Farmaajo waxaana oo alle oga baryay in xilka lagarab garo waxaana oo fariin udiray guud ahaan shacabka soomaaliyeed.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM