Daawo: 6-Xildhibaan S/land ah oo Maanta la Dhaawacay & 3-kale oo Xabsiga la dhigay…


Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa maanta lagu jirdilay Magaalada Hargeysa ee Caasimada maamulka Somaliland ka dib markii ay kasoo horjeesteen Saldhiga dowladda Imaraadka Carabta ay ka dhisanayso Magaalo Xeebeedka Berbera.

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay in sidoo kale Xabsiga la dhigay 3 mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland sidoo kale ku dhawaad 6 xildhibaan la dhaawacay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in heshiiska in uusan aheyn mid sharciga waafsan ,islamarkaana heshiiskii ay maanta Ansixiyeen xildhibaanada Baarlamaanka uu yahay mid Guul daro u ah Jiritaanka Somaliland.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM