Arrag Sawirka: Gabre oo ka dhex muuqda Doorashada M/weynaha iyo Kaalinta uu Ciyaarayo..


Waxaa Hoolka Doorashada lagu Arkayaa jen, Gabre oo lagu Tiriyo shaqsiyaadka ka shaqeeya Bur-burka iyo Baaba’a Umada Soomaaliyeed.

Gabre ayaa ku dadaalaya in doorashada uu kusoo baxo Xasan sheekh oo la ogyahay in ay dowlada itoobiya ay taageersan tahay.

Gabre ayaa Kaamirada Qabatay isagoo isha ku haya Doorashada islamarkaana dhex fadhiya diblomaasiyiinta Caalamiga ah ee kor joogtada ka ah qaabka usocoto Doorashada.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM