Akhristayaasha Badweyn.com Raali gelin buuxda ayaa kabixineynaa cilada mararka qaar ni qabsato


Maamulka iyo shaqaalaha shabakada Badweyn.com ayaa aad oga xun mararka qaar aqristayaasha si fudud ugu soo baxayn website kasoo cilad naga heysato dhanka serverka.

Ciladaan ayaa kusheegeyn Eng webka mid aqristayaal aan fileyn webka soo galayn ayadoo webka mararka qaar garaayo wax kabadan Kun qof kaasina u diyaarsaneyn website in mar qura u furmo.

Maamulka iyo shaqaalaha aya niga raali gelineyso ciladaas waxaana niga codsaneynaa in aad kusoo laab laabataan si nigu furmo Guuleysta dhamaan hana Guuleysto musharaxa dalka iyo dadka iyo diinta u roon Insha allah.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Akhristayaasha Badweyn.com Raali gelin buuxda ayaa kabixineynaa cilada mararka qaar ni qabsato

  1. farhiyo shikh mohammed says:

    CILAD AYAA JIRTO BADWEYN COM MAXAA WAAYE DOORASHO WALWO WAA CILAD KA SOO JAWAABA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM