Akhriso: Puntland oo ku Faantay in qeyb ka tahay isbadalka Dhacay usheegtay Farmaajo in….


C/weli Gaas oo qeyb weyn ka qaatay Ololahii Doorashada ee soo dhamaaday ayaa hambalyo qoraal ah u diray madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Qoraalkiisa ayuu sheegay inay Puntalnd qeyb ka ahayd ololihii iyo dadaalkii loo galay in isbedel doorashada Soomaaliya oo waqti badan ay gelisay, kuna qanacsan tahay guusha uu gaaray Madaxweyne Farmaajo.

Dowladda Puntland waxay caddeyneysaa inay si buuxda ula shaqeyn doonto madaxweynaha al doortay ee Soomaaliya ayaa lagu yiri qoraalka madaxtooyada Puntland kasoo baxay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM