AKHRISO: Musharaxiinta Ugu Cad cad & Sida ay u kala heystaan Codadka Xildhibaanada…


Sida aan kasoo xiganay Xeel dheerayaal si dhaw ula socda Ololaha Doorashada waxaa idiin soo bandhigeynaa Qaabka loo kala heysto codadka Xildhibaanada Labada Aqal iyo Musharaxiinta Ugu Cad cad ee ku kala bixi doona Wareega Ugu Dambeeya.

Xog Aruurintii u dambeysay ayaa u qeybisay Musharaxiinta codadka, waxaana adag in dhabta la ogaado laakiin sida ay shegayaan Xeeldheerayaasha Siyaasadeed musharaxiinta ayaa codadka u kala haysta Sidan:

1- Xasan Sheekh Maxamuud 105 cod
2- Shariif Sheekh Axmed 60 ilaa 70cod.
3- Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake 50 ilaa 65 cod
4- Maxamed Cabdullaahi Farmajo 55 cod
5- Musharaxiin kale 30 cod.

TOOS ULA SOCO WARARKA DOORASHADA SHABAKADA BADWEYN.COM

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM