Akhriso Liiska Magacyada: Guddiga loo Magacaabay Abaabulka Xaflada Caleema-saarka Farmaajo..


R/wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha cuusb ee Soomalaiya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Guddigan lix Guddi hoosaad oo mid waliba guddiyo gaara leh, waxaana mid kasta hormuud Wasiir ka tirsan xukuumadii hore.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM