Akhri Magacyada: in kabadan 15-Musharrax oo ku hari doona Wareega 1-aad ee Doorashada..


Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada ayaa sheegaya ilaa 16-musharax in ay ku hari doonaa wareega 1-aad ee doorashada kuwaas oo qaar ah shaqsiyaad boos celis ah halka qaarka kalana ay Xaalada ku xun tahay.

Musharaxiinta qaarkood ayaa laga yaabaa in ay tanaasulaan kana haraan doorashada kahor inta aysan bilaaban, waxaa sidoo kale jira Musharaxiin ku adkeesanaya in ay doorashada ka qeyb galayaan iyaga oo og in aysan heleyn xitaa 10-cod.

Halkan ka Akhriso Magcayada Musharaxiinta laga Yaabo in ay ka haraan Doorashada:

1-Maxamuud Maxamed Culusow
2-Maxamuud Axmed Tarsan
3-Bashiir Raagge Shiiraar
4-Cabdinaasir Maxamed Cabdulle
5-Cali Xaaji Warsame
6-Maxamed Cali Ameeriko
7-Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi
8-Cabdullaahi Cali Gees
9-Xaaji Maxamed Yaasiin
10-Axmed Maxamed Cabdi
11-Zakariye Maxamed Xaaji
12-Maxamed Cali Jabarti
13-Maxamed Cabdirisaaq
14-Siciid Ciise Maxamuud
15-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
16-Saciid Cabdullaahi Dani

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM