Akhri Liiska Magacyada: Jen, Gabre oo Dil Ugu Hanjabay 13-Xildhibaan Xili Guusha Farmaajo…


iyadoo dowlada itoobiya ku fashilantay Faragalinta Doorashada Soomaaliya ayaa Gen. Gebra waxaa Hanjabaado dil ah u jeediyay Xildhibaano ka kala tirsan labada Aqal ee dalka kuwaas oo dhan ilaa 13-xildhibaan.

Jen. Gebra ayaa Xildhibaanadaasi oo mucaarad ku ahaa Xasan Sheekh ugu goodiyay inuu u maleegi doono qorshayaal dil ah.

Xildhibaanada uu u hanjabay Gen. Gebra ayaa badi ka tirsanaa Garabka isbedel doonka ah ee soo saaray Madaxweyne Farmaajo oo 8 Feb 2017 loo doortay xilkaasi.

Hoos ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada:

1-Xil. C/llahi Goodax Bare oo laga soo doortay Hirshabelle.
2-Xil. Axmed Macalin Fiqi oo laga soo doortay Galmudug.
3- Xil. Foosiyo Xaaji Aadan oo lagu doortay magaalada Muqdisho.
4- Xil. Maxamed Cali Cumar “Caananuug”oo laga soo doortay Jubbaland.
5-Shariif Maxamed Cabdalla oo laga soo doortay Koonfur Galbeed.
6-Cabdirizak Cisman Xassan “Jurile”oo laga soo doortay Puntland.
7- Xil. Cilmi Cumar
8- Xil. Xuseen Carab Ciise oo lagu doortay magaalada Muqdisho.
9- Xil. Sagal Isaaq Biixi oo laga soo doortay Jubbalan.
10- Xil. Khaliif Cabdi Cumar oo laga soo doortay Hirshabelle.
11- Xil. C/xakiin Macalin Axmed oo laga soo doortay Galmudug.
12- Xil. C/llahi Maxamed Cali Sambaloolshe oo laga soo doortay Hirshabelle
13- Xil. Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo laga soo doortay Galmudug.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

3 Jawaabood : Akhri Liiska Magacyada: Jen, Gabre oo Dil Ugu Hanjabay 13-Xildhibaan Xili Guusha Farmaajo…

  1. magacaygu waa daahir maxamuud cabdi (daahir yare) Suxufi madax banaan jooga muqdisho says:

    aad iyo aad ayaan arintaasi ucanbaaraynayaa . waxaana hanbalyo iyo bugaadin udirayaa xildhibanada geesiyaasha ah ee kugacan sayray hadalka gasooyeeray dhiig yacabka qaainka ka ah ee dalkeena kujoogay dulmiga iyo tuuganimada gabre .markaan halkaas uga gudbo hadalka kasooyeeray gabre . waxaan rabaa in aan wax yar ka iraa kuwa adeegsanayay gabre ee soomali u ekayaashaa Xasan sh. iyo xulafadiisa . gaf iyo ceebay in kutahay taariiqdana meel madow ayaad kagasheen in aad adeegsataan cadowga soomaliyeed ee soojireenka ah. somali mardanbe ma idin aaminayso.

    dhinaca kale waxaan rabaa in aan baaq ujeediyo arimahaasi ku aadan udiro madax wayne farmaajo .mudane madax wayne xaq maahan sharafna maahan in xidhibaanadeena iyo sharafta dadka naga uu kuxad guddo shaqsi aji nabai ah islamarkaana kujooga ogolaanshahanaga . mudane madax wayne waxaan kaacodsanayaa in aad arinta xildhibaanadu sheegeen aad baaritaanku samayso haddii ay dhab noqoto arintaani sicadna loo ogaado mudane waxaan kaacodsanayaa in aad dalka si dag dag ah uga saarto islamarkaana aysan dalka dib danbe usoo galin gabr iyo shaqsiyaadka lamidkaa ee aan kudhaqmayn xeerka dib lamaasiyeenta caalmak islmarkaan kumashquulsan wax aysan shaqo kulahayn

    wabilaahi towfiiq asc

  2. ani says:

    habartiisuu dilaa hadaan shabab ku noqon anaaba damiir laawaa doofaarka urka badan qanziirka feento kalabka xoo is mooday haduuba kan qof dalo an na iyagoo dhan cunaa

  3. ahmed says:

    waxaan aada aad ugafaraxsanahay madaxweynahena cusub mudane maxed cabdilahahi farmaajo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo. mudane waxaan kaacosaneynaa in aad dhunac noodhafiso aanay siijogin guumeste GABRE kaasi nama soogalo hanadhaafo ETHIOPIA waxaan nahay dad daris ah aan kala maarmin fadlan qofkale hakeensadaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM