AKHRI LIISKA MAGACYADA: 14-qof oo u sharaxan Xilka R/wasaaraha Cusub ee Somalia…


iyadoo qaar kamid ah hotelada Magaalada Muqdisho ay ka socdaan olole xoogan oo salka ku haya kursiga R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa lasoo warinayaa in ay sii kordhayaan shaqsiyaadka xilkaasi u hanqal taagaya kuwaas oo dhamaan kawada tirsan Beesha Hawiye.

Farmaajo ayaa Xilka Ra’isul wasaaraha Cusub magacaabi doona Todobaadyada soo socda marka uu xilka la wareego kadib balse 14-qof oo u sharaxan ayaa kala ah.

1-Axmed Macalin Fiqi “Xildhibaan iyo Xogyaha Daljir”
2-C/raxman Cabdishakur “Musharax Madaxweyne iyo Wasiir Hore”
3-C/qaadir Cosoble “Musharax madaxweyne 2012 iyo 2017”
4-C/naasir Abdulle Maxamed “Musharax madaxweyne 2017”
5-Jabriil Ibrahim Abdulle “Musharax madaxweyne 2017”
6-Prof Culusoow “Musharax madaxweyne 2017”
7-C/raxmaan Baadiyoow “Musharax madaxweyne 2012 ”
8-Daqare “Farmaajo Team)”
9-Abshir Bukhaari “Xildhibaan iyo G/xigeenka Aqalka Sare”
10-Yuusuf Garaad Cumar “Danjiraha Somalia ee UN-ka”
11-Prof C/nuur Sh Maxamed “Wasiir hore ”
12-Xasan Macalin “Xildhibaan iyo Gudoomiyaha Daljir”
13-C/raxmaan Ceynte “Wasiir Hada”
14-Axmed Cabdisalaan Xaji Aadan “Wasiir Hore”

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM